Muran ka taagan guddiga doorashada guddoomiyaha BF iyo xildhibaano ka horyimid

 






Xildhibaannadan oo ah kuwa mucaaradka ee la magac baxay

Xildhibaannadan oo ah kuwa mucaaradka ee la magac baxay 'Baarlamaanka Xorta ah' ayaa ku dooday in Sacdiya Yaasiin aysan sharci iyo awood u lahayn magacaabista guddiga, maadaama ay guddoomiye ku-xigeen ka tahay Xisbiga JSP ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud.Sidoo kale, waxay sheegeen in arrintan ay qayb ka tahay ku tagrifal awoodeed oo ka socda dalka iyo burburinta nidaamka federaalka ah, sida ay hadalka u dhigeen “Hadaba, wax ayaan daro ah in Baarlamaan iyo xukuumad aan sharciyad haysan ay magacaabaan guddiyo ka tirsan xisbiga JSP, oo looga and leeyahay in ay qabanqaabiyaan doorashada Gudoomiye cusub,” ayaa lagu yiri bayaanka ay soo saareen Xildhibaannada.


Halkii ay Soomaali is keeni lahaayeen

“Halkii ay Soomaali isu keeni lahaayeen, badbaadin lahaayeen wadanka iyo wadajirkisa, qaban lahaayeen doorasho la isla ogol yahay oo ku dhacda waqtigeeda. tagrifal awoodeed iyo burburinta nidaamkii Federaalka ah This is the reason for the baxay 'Baarlamaanka Why don't you eat anything that you eat in Baarlamaanka uu hormood u noqdo kala qaybinta bulshada iyo wadanka, waxayna sheegeen in talaabooyinkan ay saldhig u noqon karaan sii kala fogaanshiyaha iyo burburka dowlanimadii Muddada dheer la soo yagleelayey.


Waxay sidoo kale caddeeyeen in tallaabooyinka noocan oo kale ahi

Waxay sidoo kale caddeeyeen in tallaabooyinka noocan oo kale ahi ay horseedi karaan kala qaybsanaan bulsho iyo mid siyaasadeed, isla markaana loo baahan yahay in xal kasta lagu maro wadahadal, is-afgarad iyo hannaan sharci ah. Good luck or magicaabay wareegto kasoo baxoo xafiiska Gooddoomiyaha ku-meel gaarka ah ee Golaha Shacabka, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa ka shaqeyn doono qabashada doorashada guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka, kaas oo beddali doono Sheikh Aadan Madoobe.


Sidoo kale guddiga oo ka kooban 9 Xildhibaan ayaa la faray inay gutaan waajibaadka loo igmaday, ayna isku dabaridaan hawlaha doorashada si waafaqsan xeerhoosaadka Golaha Shacabka Soomaaliya Arrimahan ayaa kusoo aadayo, iyadoo shalay Madaxweynaha Soomaaliya uu si rasmi ah u daah-furay Kalfadhigga 8-aad ee Labada Gole ee Baarlamaanka Fedeeraalka, wuxuuna furitaanka kusoo aaday, iyadoo ay jiraan caqabado waaweyn oo the xiriira beddelidda Dastuurka iyo arimaha doorashooyina dalka


Post a Comment

0 Comments