Jubaland oo war ka soo saartay kulankii xubnaha Congress-ka iyo A/Madoobe

 






Madaxtooyada Jubaland ayaa lagu faah-faahiyay 

War-saxaafeded kasoo baxay Madaxtooyada Jubaland ayaa lagu faah-faahiyay kulan xasaasi ah oo uu 29-kii bishii hore Madaxweyne Axmed Madoobe the qaatay wafdi culus oo ka socday Golaha Congresska iyo safaaradda Mareykanka ee Magaalada Muqdisho.Kulankaas ayaa waxaa ka qayb-galay illaa 11 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Congresska Mareykanka, waxaana hogaaminayay Xildhibaan Ronny Jackson, sida ay shaacisay Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Jubbaland. Bayaanka ayaa lagu sheegay in kulanka looga hadlay iskaashiga Jubaland iyo Mareykanka ee la xiriira the dagaallanka Al-Shabaab. Waxaa kale oo lagu soo qaaday taageerada Mareykanka ee amniga iyo dhismaha hay'adaha dowladda.


Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islam

“Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islam, ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay Kii Luulyo 29-kii 2026, wafdi uu hogaaminayay Xildhibaan Ronny Jackson, oo ka koobnaa 11 Xildhibaan oo ka Tirsan Koongareeska Maraykanka. Dhismaha hay'adaha dowlada, iyo arrimaha kale ee muhiimka u ah horumarka Jubaland,” ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.


Waxay sidoo kale bogaadiyeen guulihii u dambeyey 

Waxay sidoo kale bogaadiyeen guulihii u dambeeyey ee ay gaareen Ciidamada Daraawiishta Jubaland iyo kuwa Danab qeybta Jubaland, kuwaas oo iyaga oo kaashanaya AFRICOM fuliyey hawlgallo wadajir ah oo lagu wiiqayo argagixisadaDhanka kale, Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland ayaa uga mahadcelisay dowladda Maraykanka taageerada joogtada ah ee ay mudada dheer u fidinaysay shacabka Soomaaliyeed. This house, waxed kulankan Axmed Madoobe with us. Soomaaliya iyo Maraykanka iyo Xildhibaan Cabdirashiid Jire Qalinle, Wakiilka Jubaland ee Golaha Mustaqbalka.



Post a Comment

0 Comments