We are here Bayern Munich iyo Kabtanka
We are here Bayern Munich iyo Kabtanka xulka England, Harry Kane, ayaa ku guuleystay abaalmarinta ballon d'Or ee sanadka 2026, isaga oo noqday ciyaaryahankii ugu horreeyay ee Ingiriis ah ee ku guuleystay abaalmarinta tan iyo Michael Owen oo Hantay Sannadkii 2001Can ayaa abaalmarinta lagu guddoonsiiyay xaflad ka dhacday magaalada London kaddib xilli ciyaareed uu dhaliyay goolal badan, isla markaana uu guulo waaweyn la gaaray kooxdiisa iyo xulka qarankiisa.
Goolashiisa ayaa door muhiim ah ka qaatay
Sida and sheegtai Goolashiisa ayaa door muhiim ah ka qaatay guulihii Bayern Munich, oo ku guuleysatay horyaalka Bundesliga iyo koobka Jarmalka ee DFB-Pokal, halka xulka England uu gaaray kaalinta saddexaad ee Koobka Adduunka 2026. Guushan ayaa Kane ka dhigtay ciyaaryahankii shanaad ee Ingiriis ah ee taariikhda ku guuleysta Ballon d'Or, isaga oo ku biiray halyeeyadii Stanley Matthews, Bobby Charlton, Kevin Keegan iyo Michael Owen. Ballon d'Or oo keliya kuma ekaan guulaha Kane, waxaana sidoo kale the guddoonsiiyay abaalmarinta Gerd Müller Trophy, taas oo lagu maamuuso goldhaliyaha ugu sarreeya ee ragga, kaddib bandhiggiisii cajiibka ahaa ee kooxda iyo qaranka.
Kane ayaa abaalmarintan ku hantay
Kane ayaa abaalmarintan ku hantay xilli uu muujiyay joogteyn dhanka goolasha ah, taas oo magaciisa ka dhigtay mid ka dhex muuqda ciyaartoyda ugu wanaagsan kubadda cagta adduunka. Guusha Harry Kane ayaa sidoo kale soo afjartay sugitaan 25 sano ah oo ay England ugu jirtay abaalmarinta Ballon d'Or, iyadoo Michael Owen uu ahaa ciyaaryahankii ugu dambeeyay ee Ingiriis ah ee ku guuleysta sannadkii 2001.

0 Comments