Sidee mucaaradka uga fal-celiyeen xukunka lagu riday Sacdiyo Bajaaj?

 






Maxkamadda Gobolka Banaadir ku ridday Sacdiyo Macalin Cali

 Maxkamadda Gobolka Banaadir ku ridday Sacdiyo Macalin Cali Xasan (Bajaaj) oo lagu helay kiis xasaasi ah, gaar ahaan aflagado madaxeed iyo sidoo kale kicin bulshoMaxkamadda Gobolka ayaa Sacdiyo Bajaaj ku xukuntay saddex sano xarig ah, sida uu manta ku dhawaaqay guddoomiye Saalax Dabbaan. If there is muddo soo cday, iyadoo Maxkamadda Gobolka ay yeelatay fadhiyo kala duwan, waxaana intii ay socotay maxkamadeynta lagu soo bandhigay caddaymo ay ku jiraan muuqaallo lagu dhex daawaday hoolka maxkamadda, inkastoo ay qareennada iyo Sacdiyo Bajaaj This is the first time I'm happy to have a good day. I'll be happy for a long time, but I'll be happy when I go to sleep until the middle of the night, and I'll be here for the rest of the day.


Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed 

Madaxweynihii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in the xukunka maxkamadda uu dirayo farriin cabsi gein ah, isla markaana uu amray Madaxweyne Xasan Sheekh, sida uu ku sheegay qoraal uu soo saaraySidoo kale wuxuu dhaleeceeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo uu ku eedeeyay inuu beegsanayo dhalinyarada iyo dadka danta-yar, sida uu hadalka u dhigay. “Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday wuxuu u xuubsiibtay beegsiga danyarta, waana innaan dhammaanteen si iskumid ah u diidno dulmiga iyo cadaalad darrada lagula kacay Sacdiyo Macallin Caliayuu raaciyay Dhankiisa Ra'iisul wasaarihii Soomaaliya, mudane Sidoo kale wuxuu sheegay inay dhibane u tahay dowladdii taageeri lahayd.


Sacdiya Bajaaj ma aha dambiile ee waa hooyo u halgamaysay

Sacdiya Bajaaj ma aha dambiile ee waa hooyo u halgamaysay quudinta qoyskeeda oo ay duruufuhu ku qasbeen in ay bajaaj ku shaqeyso, maadaama ay shaqo ka waysay cilmigii ay ka baratay Jaamacadda. Waxaana ayaandarro ah in ay maanta Dhibbane u tahay dowladdii ku taageeri lahayd sidii ay u heli lahayd shaqo aqoonteeda waafaqsan, oo u xirtay, una xukuntay in ay si nabdoon u cabbirtay aragtideeda iyo dareenkeeda, taas oo ah last month Qodobka 18aad ee Dastuurka Dalka ayuu yiri Khayre Waxaa kale oo uu sii raaciay “Waxaa musiibo qaran ah in ay dulmi ku kacayso Maxkamaddii loo doonan lahaa caddaaladda, taas oo dhaawacaysa hufnaanta Maxkamadda Gobolka Banaadir Iyo Calsonida and Dadweynuhu ku qabaan garsoorka Maxkamadda cabsigelin, taas oo ah damac horay loogu soo hungoobay.


Si kastaba, Sacdiyo Macalin oo xirnayd muddo 74 maalin ah ayaa hadda kusii jiri doonto xabsiga, waxaana lagu helay dambi la xiriira kicin dadweyne iyo sumcad dilka hay'adaha iyo madaxda sare Dowladda Federaalka Soomaaliya Gabdhahan oo can ka ah baraha bulshada Ayaa horay si wayn uga soo muuqan jirtay warbaahinta, waxaana sidoo kale marar badan ay ka qayb gashay kulamo ay qabteen mucaaradka oo looga soo horjeeday Dowladda



Post a Comment

0 Comments